Soomaaliya oo ka qeybgashey shirweynaha Booliiska Afrika oo lagu qabtay dalka Aljeria
Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo shirkaasi ay qeyb ka tahay Soomaaliya. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa...
Read more