Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Wafi ka socda Dawladda Qatar “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Wafi ka socda Dawladda Qatar “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan Waxay la Qaateen La-taliye Sare Ra”iisul Waasare ku Xiggeenka Dawladda Qatar oo Safar kusoo Gaaray Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Kulankaasi ayaa goob-joog ka ahaa Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya, waxaana inta uu Socday kulanka looga hadlayey Siddii Dalka oo kasoo kabanayo Marxaladihii uu Soo maray ay Dawladda Qatar Mashariicda ay Bixiso Qeyb Uga Noqon lahayd Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Waxaa Kulanka la isku Dhaafsaday Fikrado lagu Horumarin karo Xoojinta Dib u dhiska Dalka, Ka miro dhalinta Hormarinta Mashaariicda iyo Shaqa Abuurka loo Samaynaayo Bulshdada Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa uga mahad-celiyey Dawladda Qatar Taageerada ay Siiyaan Shacabka iyo Dawladda Soomaaliyeed oo Ka taageera Dhinacyada Dib u dhiska Tayenta Ciidanka iyo Shaqa Abuurka ay u sameeyaan Shacabka Soomaaliyeed, Waxaana uu Xusay in loo Baahan yahay in Mashaariicdaas ay Qeyb uga Noqon lahayd Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Previous Post

Ra’iisulwasaaraha XFS oo kormeer shaqo ku tagay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed+Sawirro

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo laga gudoomay n uqul ka mid ah Warqadiisa Aqoonsiga+Sawirro

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Dalka Suudaan oo laga gudoomay n uqul ka mid ah Warqadiisa Aqoonsiga+Sawirro

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo laga gudoomay n uqul ka mid ah Warqadiisa Aqoonsiga+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In