Xubno ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay Bariire
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ah oo sida la sheegay Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa farsameynta...
Read more