Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashada Galmudug oo dib u dhigay doorashada 3 kursi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Doorashada shan xildhibaan oo caawa lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa hal maalin dib u dhigay doorashada 3 kamid ah kuraasta golaha shacabka, ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Berri oo Sabti ah ayaa horay loo qorsheeyey in doorashada kuraastaas lagu qabto Gaalkacyo, balse dib u dhac ayaa ku yimid, sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay guddiga.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026

“Guddigu wuxuu hal maalin dib u dhigay shaacinta Guddiga Xulista ergada kuraasta HOP#095, HOP#038 HOP#069, waxaana la shaacinayaa maanta oo Jimcaha oo Taariikhdu tahay 11/03/2022,” ayaa lagu yiri qoraalka guddiga.

Guddiga ayaa Sabtiga berri bilaabi doona diiwaan-gelinta iyo shahaado siinta musharixiinta, waxaana la qorsheeyey in doorashada kuraastaas la qabto Axadda soo socota ee 13-ka bishaan.

Previous Post

Ciidamo ka tirsan Gor Gor iyo Haramcad oo maanta la geeyey Matabaan

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xarigga ka jaray dhisme cusub

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xarigga ka jaray dhisme cusub

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xarigga ka jaray dhisme cusub

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

September 8, 2026
0

The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulfatah Qasim Mohamud, today officially closed...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In