Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Banaadir S/guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in looga baahan yahay Gaadiidleyda kunool Magaalada Muqsisho in mid waliba laga helo leesinka ama aqoonsiga Darawalnimo uu...
Read moreGuddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT) gaar ahaan waaxda howlgalka (Operations ) ayaa Siminaar u soo gababeyeey xubno matalaayay Guddiyada doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ( SEIT) Siminaarka oo socday...
Read moreGodoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeerilaaliyaha guud Ee Qaranka oo Kusugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeshen hay’addaha Garsoorka, dambi baadhista, asluubta, Xeer Ilaalinta iyo iskaashiga Rwanda. Kulamadan ayaa...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Maxamed Xusseen Xaamud oo safar shaqo ku jooga Turkiga ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee wadanka Turkigs gaar ahaan...
Read moreWasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Sheekh Axmed oo safar shaqa ku jooga waddanka Bangaladesh ayaa ka qeyb galaya Shirweynnihii 25-aad ee Wasiirada Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada,...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Beeraha degmada Balcad oo dhawaan laga hirgaliyay degmadaas. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hogaaminayay uu...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda FCA ee Soomaalia. Kulanka ayaa ahaa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho