Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa maanta Dowladda Turkiga kala wareegtay Gaadiidka ciidanka oo loogu tala galay in CXDS, gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ay ku howlgalaan. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga XFS...
Read moreGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah oo ay heyso kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, taas oo ay sheegeen in ay xad-gudub ku tahay cuna-qabteynta hubka ee...
Read moreSarkaalka ka arrimiya bariga Libya, ee Jeneraal Khaliifa Xaftaar ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay inuu yahay musharrax madaxweyne oo doonaya inuu ka qeyb galo doorashada loogu tartamayo madaxtinimada dalkaas...
Read moreWararka aan ka heleyno dalka Uganda waxay sheegayaan in caasimadda Kampala ay goordhaw ka dhaceen ugu yaraan labo qarax oo waaweyn, sida ay ku warantay warbaahinta gudaha ee dalkaas. Qaraxa...
Read moreCiidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah ku qarxay goob kasoo horjeeda isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee magaalada Liverpool ee waqooyiga...
Read morehttps://youtu.be/EL5Z7daSSOQ
Read moreRa’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Read moreWasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furtay magaalada Kismaayo shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Qaran ee Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubaland....
Read moreMagaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta la geeyey qalabka loogu tala galay qabashada doorashooyinka dalka, xilli lagu wado in magaaladaas lagu qabto doorashada qaar ka mid ah kuraasta...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho