Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qabtay Shirwanaha Sanadlaha Isboortiga “SAWIRRO”
Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwanaha sanadlaha Isboortiga Goboolka Banaadir, kaas oo looga hadlay Howlaha Isboortiga u qabsoomay sanadkii tagay , Dhameystirka howlaha bilaha sandkaan ka...
Read more











