Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qabtay Shirwanaha Sanadlaha Isboortiga “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qabtay Shirwanaha Sanadlaha Isboortiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwanaha sanadlaha Isboortiga  Goboolka Banaadir, kaas oo looga hadlay Howlaha Isboortiga u qabsoomay sanadkii tagay , Dhameystirka howlaha  bilaha sandkaan ka dhimman, Qorsho howleedka  2022.

Waxaana shirkan kasoo qeyb galay Xoghayaha  guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed , Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo ugu horreeyo Guddoomiye Mudane Xasan Yabarow Wiish iyo Guddoomiyayaasha Isboortiga degmooyinka Gobolka Banaadir .

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Guddoomiye Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa degmooyinka uga warbixiyay howlahii Isboortiga u qabsoomay iyo qorshaha dhammeystirka  Sanadkan oo ay qeyb  ka yahay Ciyaaraha Kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir  2021 oo  bishan September gudaheeda laqaban doono

Xoghayaha Guud ee Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdow Xaaji  oo goobta ka hadlay ayaa bogaadiyay howsha culus oo ay Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir hayan iyo guulaha uu Isboortiga iyo doorka Horumarineed ee uu Gobolka Banaadir ku leeyahay Isboortiga dalka .

Waxuuna ballan qaaday in guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar ula yihiin horumarinta Aqoonta  howladeenada Isboortiga iyo tababarada  guud ee  Isboortiga la xiriira  oo qeybo kale duwan leh.

Xoghayaha Gobolka Banaadir Mudane Xiirey Axmed Rooble aya dhankiisa tilmaamay in  Maamulka Gobolka Banaadir ay markasto diyaar u yihiin horumarinta dhallinayarda Gobolka Banaadir, si gaar ah Isboortiga oo laf dhabar u ah dhallinyarada, waxuuna guddoomiyaasha isboortiga ku bogaadiyay in ay howlahooda laba jibaaraan , Mamaulka Gobolkana uu  diyar ula yahay garab-istaag.

Previous Post

Minister of work visit Somali embassy in Cairo

Next Post

Hay’adda Istaatiskada Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay Sahanka Warbxinta Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda Istaatiskada Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay Sahanka Warbxinta Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Hay’adda Istaatiskada Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay Sahanka Warbxinta Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In