Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Hay’adda Istaatiskada Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay Sahanka Warbxinta Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Hay’adda Istaatiskada Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay Sahanka Warbxinta Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha hay’adda Istaatistakada Qaranka, madax ka socotay Wasaaradda shaqada iyo Arrmaha bulshada, xubna ka socday hay’adaha caalamiga oo ay ka mid tahay ILO iyo saraakiil ka socday Hay’adaha kala duwan Dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu daahfurayay warbixinta Sahanka Xoogga shaqaalaha Soomaaliyeed oo la diyaariyay 2019.

Tilmaamayaasha natiijooyinka ugu waa weyn Sahanka Xoogga shaqaalaha Soomaaliyeed waxaa ka mid ah heerka ka qaybgalka Xogta shaqaalaha oo ah 32.4%, tirada shaqaalaha Shaqeeeyo oo ah 25.5%. Heerka shaqo la’aanta oo lagu sheegay inay gaarsiisantahay 21.4% Xoogga shaqaalaha ee aan shaqeyn oo ah 67.6%, Shaqaalaha aan rasmiga ahayn waa 51.4%.

Related posts

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026

Sahanka Xoogga Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa laga sameeyay 16 ka mid ah Gobollada dalka, waxaana labada Gobol ee dhiman loo gaari waayay sababo la xariiro ammaanka .

Agaasimaha Hay’adda Istaatistakada Qaranka Mudane Sharmaake Maxamed Faarax ayaa sheegay in sahanka Warbaahinta ay muhiimad gaar ah u leedahay bulshada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali “Qaloocow” ayaa xusay in xogtan ay diirada saarayso sidii loo xoojin lahaa hay’adaha dowladda.

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukumaadda Soomaaliya Saalax Jaamac oo ahaa xiliga la diyaarinayay Sahanka Wasiirka shaqda iyo Arrimaha bulshada ayaa hoosta ka xariiqay in sadeex qeybood oo muhiim ah ay wax ka tarayso isku dheeli tirka shaqada, heerka aan u baahanay shaqaalaha tusaale ahaan Injineeriyadda, wax soo saarka iyo unkidda dugsiyada farsamada gacanta.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in wax weyn ka tarayso sahanka, diyaarinta siyaasadda shaqo abuurka, jiheeenta shaqo abuukra, Jaamacadaha iyo dhamaan dalkeenna oo macno weyn uga fadhiso.

Ugu dambeyn Sahanka Caafimaadka waxaa iska kaashaday, Hay’adda Istaatiskadda Qaranka, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo hay’adda shaqaalaha Adduunka ( ILO), taasoo hoga tusaalaynayo heerarka kala duwan ee shaqo Abuurka, shaqa la,aan iyo hanaanka loo abuuri lahaa shaqada.

Previous Post

Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qabtay Shirwanaha Sanadlaha Isboortiga “SAWIRRO”

Next Post

Taliban oo soo dhistay dowlad ay ugu magac dartay ‘Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan’

Next Post
Taliban oo soo dhistay dowlad ay ugu magac dartay ‘Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan’

Taliban oo soo dhistay dowlad ay ugu magac dartay 'Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan'

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

August 22, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In