Agaasimaha Guud ee waxbaashada Gobolka Banaadir oo daahfuray Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada 2021-2025
Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray kulanka Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banadir ee 5ta sano ee soo socota ...
Read more











