Kulan looga hadlayay xoojinta xiriirka wada shaqeynta iyo Dib-u-heshiisiinta oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”
Magaalada Garowe waxaa ka qabsoomay kulanka xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada dalka. Kulanka xoojinta xiriirka wada shaqeynta iyo Dib-u-heshiisiinta...
Read more











