Wasiirka gaadiidka XFS oo qaabilay saraakiil ka timid Bakistaan
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidamada cirka Bakistaan oo booqasho ku jooga dalka. "Waxaa Maanta Xafiiskayga...
Read more