Sawrro: Ciidanka Danab oo cagta mariyey xarumihii argagixisada ee Sh/Dhexe
Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellada Dhexe, u jeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta goobo cadowgu...
Read more