Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee W/Qorshaynta maamulkaas

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee W/Qorshaynta maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah, wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa kormeerkiisa ka bilaabay dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta oo ah dhisme si casriya loo dhisay oo hada maraya meel wanaagsan, hawl-wadeenada shirkada dhismaha gacanta ku haysa iyo masuuliyiinta wasaaradda ayaa warbixin ka siiyey Madaxweynaha, isaga oo uga mahadceliyay shaqada baaxada leh ee ay hayaan farayna inay sii laba jibaaraan.

Related posts

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa kormeeray xarunta la dagaalanka Ayaxa, xarunta Beeraha iyo xarunta Saadaasha hawada ee Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada oo ay warbixino kasiiyeen wasiir ku xigeenka Wasaaradda iyo hawl wadeenada xarumaha.

Ugu dambaym Madaxweyen ku-xigeenka ayaa kormeerkiisii maanta kusoo afmeeray wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo uu booqday dhisme yaal cusub oo lagu soo kor dhiyey, islamarkaana warbixin ka dhegeystay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Puntland.

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo gacanta kudhigay kooxo argagixiso ah

Next Post

Sawrro: Ciidanka Danab oo cagta mariyey xarumihii argagixisada ee Sh/Dhexe

Next Post
Sawrro: Ciidanka Danab oo cagta mariyey xarumihii argagixisada ee Sh/Dhexe

Sawrro: Ciidanka Danab oo cagta mariyey xarumihii argagixisada ee Sh/Dhexe

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In