Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Falastiin
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhigiisa Marwo Dr. Varsen Aghabekian Shahin, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Dawladda...
Read more










