Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Mudane Mussa Azzam Zingu. Kulanka...
Read more











