Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan degmada Raaga-Ceelle ee...
Read more











