Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xaqiijiyey tirada Khawaarijta ee lagu dilay dagaalkii Ceeldheer
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, in Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa xaqiijiyey...
Read more










