Doorashada Guddoonka Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD): Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Dowlad goboleedka Waqooyi Bari ayaa maanta ka dhacaysa magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Musharaxiin kala duwan ayaa u kala tartamaya jagadda guddoomiyaha Baarlamaanka iyo...
Read more











