Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Kulan La Yeeshay Kusimaha Wasiirka Caafimaadka Dalka Botswana
RADIO MUQDISHO:- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa kulan ku yeeshay sii-hayaha xilka Wasiirka Caafimaadka Botswana, Mudane Lawrence Ookeditse, kaas oo...
Read more











