Askar loo soo xiray dilkii loo geystay gabar ardayad ah “Dhageyso”
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay Ciidamada ammaanka in gacanta ay kusoo dhigeen Afar qof oo u eedeysan dilka Deeqo Daahir Cali oo aheyd Ardayad...
Read more











