Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada ee Boondheere
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas oo wax weyn ka tari doonta...
Read more











