Maamulka Hirshabeelle oo dar dar gelinaya howlaha Kalluumeysatada Gobolka Shabeelaha dhexe
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowladda Maamulka Hirshabeelle ayaa kullan la qaatay iskaashatooyinka Kalluumeysiga ee Degmada Warsheekh,kaasi oo inta badan looga hadlay dhibaatooyinka heysta iskaashatooyinka Kalluumeysiga degmada Warshiikh...
Read more











