Madaxweynaha Puntland oo Salaada Ciidul Fitriga la tukaday shacabka casimadda Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii 15 June 2018 La tukaday salaadii ciidul fidriga shacabka ku dhaqan caasimada Puntland ee Magaalada Garoowe. Salaada...
Read more










