Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway, Erna Solberg “SAWIRRO”
Oslo, June 20, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi, Erna...
Read more










