Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadooyin guddoonsiiyay shan musharax
Ilaa shan musharax oo u taagan qabashada kuriga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS ayay maanta diiwaan geliyeen oo ay siiyeen shahaadooyinkooda musharaxnimo Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Gudiga...
Read more











