Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya oo si weyn looga xusay Mareykanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya oo si weyn looga xusay Mareykanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayey Maalinta ay Koonfurta Soomaaliya xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayna midoobeen gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa si weyn looga xusay qeybo ka mid ah wadamada caalamka oo ay ku nool yihiin Soomaali badan, gaar ahaan magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykana.

Xafladdan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimey ayaa waxaa ka soo qeybgaley kummaanaan qof oo ku lebisnaa dhar lagu xardhay Astaanta Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana lagu qabtay munaasabadaasi magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, taasi oo uu soo qaban qaabiyay urur la yiraadho (Kajoog) oo ka shaqeeya horumarinta Soomaalida Gobolkaasi ku nool.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhammaan dadkii Khudbadaha ka soo jeediyey Xafladda ayaa muujiyey in midnimada Soomaaliyeed ay tahay Midda kaliya ee horumar lagu gaari karo, loona baahan yahay in Ummadda Soomaaliyeed ay u midowdo Cadowga Soomaaliyeed ee halista ku ah Midnimadooda.

Dhamaan wadamada ay kunool yihiin bulshooyinka Soomaaliyeed ayaa laga xusay todobaadka Xoriyadda Soomaaliya, taasi oo ku dareensiinaysaa in dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunidu ka joogaan ay yihiin kuwo jecel horumarka, midnimada iyo wadaniyadda.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgal ku dilay Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo shaacisay in dhowaan dib loo bilaabi doono dhoofinta Xoolaha

Next Post
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo shaacisay in dhowaan dib loo bilaabi doono dhoofinta Xoolaha

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo shaacisay in dhowaan dib loo bilaabi doono dhoofinta Xoolaha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In