Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Ciise Weheliye Macalin ayuu...
Read moreWafdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa howlo shaqo u tegay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo...
Read moreWasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka aan walaalaha nahay ee Khaliijka uu yahay mid...
Read moreMaxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre oo isna ka tirsan ciidanka...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMuqdisho, 13 June 2017 –Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasoo uu kaga qeyb galayo shir Madaxeedka Urur...
Read moreTartankaani oo noqonaya kii 4aad ee ay qabato Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka Mudug ayaa waxaa Xaflad weyn oo lagu soo gaba gabaynayay lagu qabtay Masjidka Abii Hurayra ee Magaalada Gaalkacyo....
Read moreMaamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada. Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa sheegay in deeqdan ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho