Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed kasoo saartay arrinta Balad Xaawo
Warsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayaa u qornaa sidaan. Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...
Read more










