Wasiirka Arrimaha Dibadda oo munaasabad afurin ah u sameeyay danjireyaasha Islaamka “SAWIRRO”
Muqdisho, June 02, 2017 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yusuf Garaad Cumar Axmed ayaa munaasabad afur-siin Ramadaan ah u sameeyay Safiirrada Wadamada Islaamka,...
Read more











