Maamulka Degmada Heliwaa oo faah faahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay Suuqa Xoolaha “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa faah fahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay dukaamo ku yaalo xaafadda Suuqa Xoolaha, kaasi oo geystay qasaare...
Read more











