Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay “SAWIRRO”
Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland....
Read more










