Qaar ka mid ah dhacdooyinka xanuunka badan ee ka dhashay xasuuqii Zoobe
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii xanuunka badnaa ee laga dhexlay weerarkii argagixiso ee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee KM5, halkaasi...
Read more











