Howlgalka xasilinta amniga oo ka bilaabatay Beladweyne
Howlgalka xasilinta amniga ayaa ka bilaawday qeybo ka mid ah Gobolka Hiiran iyadoo shacabka ku dhaqanka gobolkaasi ay soo dhaweyen howlgalka lagu xoojinayo Nabadgelyada. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga magaalada Beladweyne Maxamuud...
Read more










