Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo la kulmay wafdi ka socday Seychelles “SAWIRRO”
Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh ku dhammaaday. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda...
Read more











