Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo dhagax dhigay Isbitaalka Qardho “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 20 October 2017 booqasho ugu soo ambabaxay magaalada Qardho. Madaxweynaha Puntland iyo weftiga uu hogaaminayey...
Read more











