R/W Xamsa “Shirka COP 29 waa fursad qaali ah oo ay tahay in Soomaaliya ay ka faa’iidaysato”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee COP 29, kaas oo bisha Nofeembar lagu qaban...
Read more











