Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed Axmed Al-Yamaahi. Madaxweynaha ayaa la...
Read more











