Kulan looga hadlayay wada shaqeynta qeybaha bulshada iyo Ciidamada Amniga oo lagu qabtay Xarardheere
Kulanka wadatashiga Maamulka iyo qeybaha bulshada oo ay soo agaasintay Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa ka dhacay xarunta wacyigalinta bulshada ee dagmada Xarardheere, iyadoo sidoo kale kulanka lagu xusay sanad...
Read more











