Ra’iisal Wasaaraha oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta 8-da Maarso “SAWIRRO”
Muqdisho, March 8, 2017-------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga oo ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta 8-da Maarso oo loo asteeyay...
Read more










