Kampala, 7 June 2017 - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa booqday xarumaha Warbaahinta Bulshada ee...
Read moreMogadishu, 07 June 2017 - Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go'aanka golaha Wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha...
Read moreMuqdisho, 07 June 2017 - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah....
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo uu kulamo kula...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayay fulinta qodobadii ka soo baxay shirkii London, gaar ahaan qeybta amniga iyo sidii wadajir...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreWasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq Sheekh Cabdicasiis iyo Lataliyaha Wasaaradda ayaa lagu...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka SAMAWADE oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay mowduuca "Dambi intee la eg buu...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed iyo wafdi balaadhan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho