Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay'adda Socsdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya Kornayl Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa gaaray dalka Norway halkasi oo ay kulamo kula la qateen madaxda dalkaasi...
Read moreMuqdisho, 25-May-17….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah u daah furay Ollolaha...
Read moreKulankan wadatashiga ah ee siyaasadda Dhallinyarada Qaranka ayaa Wasaaradda Dhallinyarada Soomaaliya ku casuuntay 40 urur dhallinyaro oo gobolka Benaadir ka dhisan, kuwaas oo muddo labo maalin ah ka doodi doona...
Read moreAkhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo sharciyada looga baahanyahay in tartame kasta looga baahanyahay in uu...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabay olole Nadaafadeed oo ay horkacayaan oo wax looga qabanayo bilicda magaalada. Wasiirka Wasaaradda...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo goob fagaaro ah kula hadlayay shacabka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay inay furayaan sanduuq cusub oo lacago qaaran ah loogu aruurinayo ciidamada...
Read moreMaxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ku fulisay Ex-Dable NISA Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa ninkii dilay Taliyihii Nabadsugidda Gobolka Shabeellaha Dhexe Marxuum Cabdiweli Ibraahim Maxamed. Taliyihii Nabadsugidda...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka iyo mas'uuliyin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa booqday Degmooyinka Doolow iyo Waajid ee gobollada Gedo iyo Bakool, iyagoo u kuurgalayay xaaladda abaaraha ee ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho