Sh/Dhexe: Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaanno istaariiji ah
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyada Al-shabaab kala wareegay deegaanno istiraatiiji ah oo ku yaala gobolka Shabeelaha dhexe, kaddib howlgalo maalmihii u dambeeyay halkaas ay ka wadeen ciidamada. Abaanduulaha ciidanka...
Read more










