Wasaaradda dhallinyarada oo qorsheyneyso diyaarinta fursado shaqo
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisey qorshe lagu horumarinayo dhallinyarada iyo cayaaraha kaddib kulan su`aalooyin lagu weydiiniyay Wasiirka Wasaaraddaas oo xalay lagu qabtey magaalada Muqdisho....
Read more










