Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddada Soobe oo dib uga bilaabatay isu socodka dadka iyo gaadiidka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Waddada Soobe oo dib uga bilaabatay isu socodka dadka iyo gaadiidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa saaka dib u bilowday isa socodka dadka iyo Gadiidka ee wadamada Zoobe halkaasi oo 14-kii bishan ka dhacday musiibo Qaran oo ay ku nafwaayeen in kabadan  saddex boqol halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen.

Waxaa socda howlo dib loogu habeynayo laamiga iyo hareeraha dhismayaashii ku bur buray qaraxa, waxaana saaka la arkayay boqolaal qof iyo gaadiid isticmaalayay  waddada uu bur burka qabsaday.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shacuubta dadka waddada isticmalayay ayaa ka duwaana saaka maalmahi uu dalka sameyaay musiibaddi Qaran ee ka dhacday Isgoyska  Ex-soobe waxeyna ay shegeen in dhibaato walibo oo ay kooxda Nabad diidka ay ka geestaan goobaha ay ku badanyahiin shacabka ay uu midboobi doonaan sidii meel looga so wada jeysan lahaa dhagarta ay ku hayaan shacabka.

Dadweynaha ayaa si aad ah uu soo dhaweeyay in markale waddada ugu saxmadda badan Ex-zoobe ay arkaan iney dib uu sonoqotay isla maarkana uu dib u furmo shaqadi halkas ka socotaay.

Wasiiro ka tirsan dowladda oo xalay saxaafadda kula hadlay halka ay musiibada ka dhacday ayaa sheegay in dib loo furay waddada maadaama muddo todobaad ah u xirneyd mashaqadii halkaasi ka dhacday.

Previous Post

FAALLO:-Maxaa laga yiri musiibadii ka dhacday Muqdisho 14-kii bishan?

Next Post

Safiirka Marekanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee ku yaalla Kuala Lumpur (SAWIRRO)

Next Post
Safiirka Marekanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee ku yaalla Kuala Lumpur (SAWIRRO)

Safiirka Marekanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee ku yaalla Kuala Lumpur (SAWIRRO)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In