Baaritaanno laga sameeyay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Cadalle
Howlgallo lagula dagaallamayo burcadda jidgooyooyinka dhigata waddooyinka mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga sameeyay waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo Degmada Cadalle. Howlgalladaan ay ka qayb qaadanayaa maamulka gobolka Shabellaha...
Read more










