Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay dalka “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo howlo shaqo ku maqna dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo socdaal shaqo ku tegay dalalka Ethiopia iyo Kenya....
Read more











