Sareeye Gaas Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka XDS
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee ah magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay Sareeye Gaas Odowaa...
Read more











