R/wasaare Kheyre oo manta Xukuumadda cusub horgeynaya Baarlamaanka
Ra’iisul wasaaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa manta lagu wadaa in uu golaha Baarlamaanka horgeeyo Xukuumadda cusub ee uu uu dhowaan soo magacaabay iyo qorshe howleedka u degsan Xukuumadda....
Read more











