DAAWO SAWIRADA: Baarlamaanka oo ansixiyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka
Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay 231 mduane. Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari...
Read more








